Maamulka Degamada Kismaayo oo digniin udiray Dadka qashinka Kudaadiyo Magaalada

0
288

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka Dowladda Hoose ee dagmada Kismaayo ayaa awaamir ka soo saaray dadka mar walab qashinka ku soo quba meelaha aan munaasabka ahayn ee ka baxasan meelihii loo asteyey in la geeya qashinka.

Maamulka ayaa shegay cidii lugu arko  iygoo ku daadinayso qashinka magaalada gudaheed ama meel ka baxsan goobihii loo asasteyey in ay tilaabo sharci ah ay ka qaadi donaan.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here