Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gobalka Jubbada hoose waxaa ku yaallo kaamam badan oo ay ku nool yihiin dad iskugu jiro kuwa barakacaal ah iyo kuwa danyar ah.
Agaasimah arimaha bulshada ee mamulka gobalka Jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa sheegay in ay ka war qabaan xaaladda dadkaasi ayna qor sheenayaan sidii dadkaasi wax loogu qaban lahaa.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.