Munaasabad lagu caleemo saarayey guddoomiyaha cusub ee rugta ganaciga iyo warshadaha Jubbaland oo lagu qabtay kismaayo

0
246

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudoomiayaha cusub ee rugta ganacsiga Jubbaland Xuseen Raabi Kaahin ayaa manta lagu caleemo saaray magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka Jubbaland isagoo 6 bishii Octobar ee snadkaan ganacsatada ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland ku  doortay isla magaalada kismaayo.

Munaasabada lagu caleema saarayey waxaa kazoo qeyb galay xubo ka tirsan lago gole ee dowlad goboleedka Jubbaland isimada dhaqanka ganasatada iyo qeybaha kala duwan ee balshada rayidka ah.

Cawke Cali Cawil,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here