Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta ku meel gaarka dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxaa wali ka jirto baahi dhanka biyaha ah.
Magaalada ayaa waxaa ka howlgalo ilaa dhowr shirkadood oo biyaha siiya magaalada sidaas oo ay tahayna wali waxaa soo yeereyo qeylo dhaan dhanka biyo yari ka jiro magaalada kismaayo.
Wasaaradda macdanta,tamarta iyo biyaha dowlad goboleedka Jubbaland ayaa wax ay dooneysaa in magaalada kismaayo ayaa soo gaarsiiso biyo looga baxo baahiyaha dhanka biyaha ee ka jiro magaalada kismaayo.