Beeralayda deegaanka Baar-sanguuni oo sheegay in uu Fatahaad ku sameeyay Wabiga Jubba

0
297
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Baar-sanguuni waxaa uu ka mid yahay deegaanada dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo waxaana dadka dagan intooda badan ay noloshoodu ku tiirsantahay tabcashada beeraha.
Xiligaan oo  meela badan  oo soomaaliya ka mid ah uu ka curatay roobka dayrta ayaa dadka beeralayda ah ee dagan deegaanka baar-sanguuni waxaa dalagyadii ay tabcadeen saamaayn ku yeeshay Fatahaad uu sameeyay Wabiga Jubba.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here