Ardayda Iskuulka Deegaanka lug-low ee duleedka Kismaayo oo lagaarsiiyay agabyo waxbarasho

0
282

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-iyadoo dhawaan dhismo lagu sameyay iskuula hoose dhexe ee Lug-low oo ku yaalo  Deegaanka Buula-Bartire ee dhaca waqooyiga magaalada Kismaayo, Iskuulkaan  oo ay wax kabartaan ardayda Tuulooyinka Buula-bartire iyo Istanbuul ayaa waxaa lagaarsiyay agabyo kala duwan oo dhanka waxbarashada ah sida dharka ardayda boorsada bugagta iyo agabyo kale taasi oo ay baahi weyn uqabeen arday iskuulkaan waxbarashada loogu bilaabay.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here