Qaar ka mid ah shaqaalaha waxaaha maaliyadda wasaaradaha Jubbaland oo tababar loo furay

0
256

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Si loo xoojiyo isku xirnaanta waaxaha dakhliga ee Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayay Wasaaradda Maaliyada Dowlad Goboleedka ku dhawaad 30  ka mid ah madax waxeedyada  maaliyadda ee wasaaradaha Jubbaland u furtay tababar  Ku saabsanaa awood xoojinta mareeynta maaliyadeed ee  dadweynaha.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here