Madaxweyne ku xigeenka 2-aad Jubbaland oo kormeeray qaar ka mid ah Hay’adaha Jubbaland

0
262

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweyne ku xigeenka 2-aad ee Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay qaybo ka mid ah xarumaha Hay’adaha amniga Jubbaland.

Waxaana kormeerka ku wehlinayey masuuliyiin sare oo ka socotay laamaha amniga Jubbaland iyo wasiirka wasaaradda macdanta iyo tamarta dowlad goboleedka Jubbaland.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here