Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa muddooyinka ku soo badnaaya shirkadaha ku shaqeenaya adeegyada onlineka ah kuwasoo ay fursado shaqo abuur ay ka heleen qaar ka mid ah dhalinyrada ku nool magaalada Kismaayo.
Shirkada Alaab nololeedka Abide ee loo yaqaano forever living product xarunteeda magaalada Kismaayo,waxaana la keenay sanada 2019 waxaan shirkadan ka faa’iidaystay oo ay shaqo abuur u noqtay qaar ka mid ah dhalinyarada kunool magalaada Kismaayo.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.