Tababaraha Kooxda Ciyaartooyda Dekadaha ee Kismaayo oo ka warbixiyay tababarada la siiyo kooxda

0
330
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababaraha kooxda dekadaha Yuusuf Maxamed Cabdulaahi oo ku magac dheer (Yuusuf Uk) ayaa Waamo Radio uga Warbixiyey Kooxdiisa oo dib udhiska kooxda ku socda.
Kooxda dekadaha oo kamid ah kooxaha horyaalka heerka koowaad ee Jubbaland ayaa waxa ay suuqa kala iibsiga Ciyaartoyda Jubbaland kala soo wareegtay Ciyaartooyo badan kuwaas oo kooxda laga filayo iney Horumar muuqda gaarsiiyo Kooxda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here