Haweenka Degmada Kismaayo oo codsaday in qoondo fiican laga siiyo dhismaha Golaha Deegaanka

0
351

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa bilihi ugu danbeeyay Jubbaland ka socday Ololaha dhisidda golaha degaanka degmooyinka Jubbaland,degmada Afmadoow ee gobolka Jubbada hoose ayaana noqotay degmadii koowaad ee laga dhisay golaha deegaanka .

Sido kale waxaa socota dardar galinta dhismaha golaha degaanka ee degmooyinka kale ee dowlad goboleedka Jubbaland.

Hadaba qaar ka mid ah haweenka Ku nool degmada Kismaayo ayaa ka hadlay Doorkooda ku aadan Dhisidda golaha deegaanka Jubbaland,waxaa ayna codsadeen in dumarka qoondo fiican ay ku yeshaan Xubnaha golaha deegaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here