Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kaamamka barakacayaasha Kismaayo ayaa waxaa saameyn xoog leh Ku yeeshay Roobabkii Ka da’ay Kismaayo,saacadihii ugu dambeeyey,Kaamamka barakacayaasha Waxaa Ku nool dad aad u nugul oo u baahan Caawin,dhibaatooyinka Ka jira Kaamamka Waxaa Ka mid ah hooy la’aan Cuno la’aan Caafimaad la’aan iyo Waxbarasho La’aan.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.