Kalluumaysatada Jasiirada Juula oo Wasaaradda Kalluumaysaiga Jubbaland ka codsaday qalab ay ku kalluumaystaan

0
393
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa jira dad badan oo danyar ku waas oo ay noloshoodu ku tiirsantahay Kallumaysiga baddda oo ay maalin waliba u shaqa tagaan si ay noloshooda umaareeyaan.
Hadaba qaar ka mid ah kaluumaystada Jasiiradda Juula ee gobolka Jubbada hoose oo Idaacada Waamo Lahadlay ayaa sheegay in xiliyada qaar ay badda caqabado kala kulmaan waxaa ayna Wasaaradda Kallumaysiga Jubbaland ka codsaday in ay ka caawiso  qalabka ay ku kallumaystaan sida Matoorada iyo shabaagta iyo sido kale talagado malayga ku kaysadaan .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here