Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Iyadoo Bilihii Udanbeyay maamulka Degmada Kismaayo Uu Waday Qorshe Dayactir Loogu Sameynaayo Wadooyin Dhowr Ah Oo Dhexmaro Xaafado Katirsan Magaalada Kismaayo.
Wadooyinkaas Oo Umuhiim ah Gadiidka iyo Dadweynaha Magalaada Ayaa Waxaa Ay Mas’uliyiinta Maamulka Degmada Kismaayo Ay Sheegeen in ay dhaqaalo la’aan u istaagatay Dayactirka Qeyb Kamid ah Wadada Hormarto masjidka Maxfalka Ee Xaafada Siinay Taaso ay sheegeen in ay kudhawdahay Heer Gabo Gabo Ah Loona Baahan Yahay in ay Bulshada Iyo Ganacsatada Ay Kaqeyb Qaataan Dhameystirkeeda.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.