Jubbaland oo Hay`adda GIZ ka gudoontay Gaadiid loogu talay Wasaaradaha Jubbaland

0
280
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha  ku-xigeenka  2-aad  Dowlad goboledka Jubbland ahna kusimaha  madaxweynaha Jubbland Cabdiqadir  Xaji  Maxamud luga  dheer ayaa waxaa uu hy’ada GIz uu ka gudoomiye Gawaari cusub oo loogu tala galay qaar ka mid ah Wasaaradaha  dowlad goboledka Jubbaland  in ay ku shaqeyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here