Xoghayaha Hay’adda Dhulka Jubbaland oo ka warxiyay shaqada ay Hay’addu bulshada u qabato.

0
277
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wixii ka danbeeyay burburkii dalka ka dhacay  1991 waxaa dalkeena ku soo batay xaaladaha la xiriira is qab qabsiga dhulalka oo bulshada Soomaaliyed saamaayn ku yeeshay .
Si xal looga gaaro ariamaha ku saabsan dhulalka la isku haysto  ayaa 2018,kii Jubbaland waxaa laga dhisay Hay’adda Dhulka Jubbaland,Hay,adda oo muddo saddeax sano ku dhaw shaqeeynayso ayaa shaqooyinka ay bulshada u qabato waxaa ka mid ah sharciyaanta dhulalka.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here