Wasaaradda Maaliyadda Jubbaland oo soo bandhigtay qorshe Ganacsatada u sahlaya la socodka badeecadaha soo dega

0
281

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda maaliyadda dowlad goboleedka Jubbland ayaa waxaa ay qabatay Munaasabad lagu daah-furayay adeeg cusub ayaa lagu magacaaba Som Sad,waxaana munaasabada ka soo qayb galay Wasiir ku xigeenka wasaradda Maaliyadda Jubbaland ,agaasimaha wasaaradda ganacsigga Jubaland , agaasimaha wasaaradda qorsheynta  Jubbalnd , gadoomiye ku xigeenka rugta ganacsigga Jubbaland iyo qaar ka mida ganacsatada magaalada Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here