Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kalluunku waxaa uu ka mid yahay noocyada hilibka ee ay dadka qaar si joogta ah u isticmalaan,qiimaha kalluunka ee magaalad kismaayo ayaa maalmihii danbe noqday mid sara u kacay sababo la xiriira Doonyihii Badda aadi jiray oo yaraaday.
Bulshada Magaalada Kismaayo waxaa ay markii hore kiilada malaayga ah ku gadan jireen 2.5 ilaa 3 dollar halka hada ay ku iibsadaan 6 ilaa 7 dollar.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.