Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo deegaanka luglow ka dhagax dhigtay dugsiga hoose dhaxe ee Luglow

0
395

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Luglow ee duleedka Magaalada Kismaayo ayaa xildhibaan Aadan Xareed Cabdi oo kamida wakiilada Baarlamaanka Jubbaland iyo wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ay si wadajir ah u gu  dhagax dhigeen  dugsiga hoose dhaxe Luglow deegaanka ayaa waxaa ka jirtay baahi dhanka warbarashada ah.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here