Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo Ka jira ganacsiyo kala duwan,iyadoona ay ganacsatadu iskugu jiraan kuwo waaweyn iyo kuwa yaryarba.
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo warshaddaha Jubaland oo ay Masuuliyad ka saarantahay ka warqabka ganacsiyada kala duwan ee ka jira dowlad goboleedka Jubbaland,ayaa waxaa uu baaq u diray Wasiirka Ganacsatada deegaanada Jubbaland.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.