Maamulka Gobolka Jubbada Hoose kaalmo Gaarsiiyay Shacabka ku nool deegaanka Buula-guduud

0
564
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Buula Gaduud ee Dhaca Waqooyiga Magaalada Kismaayo oo ay Dhawaan Kusoo Barakaceen Qoysas Hor leh kuwaasi oo kasoo Barakacay Colaadaha iyo Fatahaada Wabiga Jubba waxaan Dadkaasi Barakaca ah maanta uu Maamulka Gobolka Jubbada Hoose oo kaashanaayo Ciidamada Nabad Ilaalinta midowga Africa  ee Amison ay Gaarsiiyeen Agabyo kala duwan oo ay kamid Yihiin Bacaha Qoraxda iyo Roobka laga galo Jirgaamada Biyaha Lagu Dhaansado Iyo Shandarwooyin kuwaas oo ay baahi weyn uqabeen Qoysaskaan  shacabka ah ee Kusoo Barakacay Deegaanka Buula Guduud ee Gobolka Jubbada Hoose.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here