Ardayda Jaamacadda Jubba oo Guddoomiye cusub doortay

0
301

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa maanta lugu qabtay munaasabada lagu dooranaaya guddomiyaha ardeyda Jaamacadda Jubba oo ay ardeyda dhigta kuliyadaha kale duwane ee Jaamacadda  ku dooranyeen guddoomiyaha cusub ee hogaamin doona sandka 2020_ 2021.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbiixntan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here