Barakacayaasha Kaamka Nasiib oo codsaday Gargaar

0
266

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-kaamka Nasiib waxaa kuu ka mid yahay kaamamka ku yaalla magaalada kismaayo waxaa ku nool bulsho dan yar ah aan heeysanin adeegga  asaasiga u ah nolasha,dadkaan barkacaayasha ayaa waxaa ay soo barakacay deegaano hoostaga magalaada Kismaayo.

Cabdinuur Sabriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here