Warbixin:Dhalinyaro Isticmaasha Shiishadda oo ka warbixiyay sababaha ku kalifay

0
316

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shiishadu waxaa ay ka mid tahay maan dooriyayaasha qatarta ah ee ay dadka qaar kood isticmalaan waxaana mudooyinkii danbe wadankeena Soomaaliya aad ugu soo batay dhalinyarada isticmaala shiishadda.

Hadaba dhalinyaro isticmaasho islamarkaasna ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ka waramay waxyaabaha ku kaliay iyo saameeynta ay ku yeelatay.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here