Wasaarada Haweenka Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlaayey tacadiga ka dhanka jinsiga 

0
295
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka jubbaland ayaa kulan wada tashi ah u qabatay daneeyayaasha hindise sharciyeedka xad gudubyada ka dhanka ah jinsiga.
kulankan oo mudo 3 maalin ah socon doona isla markaana bulshada looga tala galinaayo hindise sharciyeedka xad gudubyada ka dhanka ah jinsiga ayaa waxaa kasoo qeyb galay xilibaano ka tirsan jubbaland, saraakiil ka tirsan Police-ka jubbaland, wakiilo ka kala socday hay`adaha iyo qaar kamid ah howl wadeenada wasaaradaha Jubbaland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here