Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka degaanka Dalsan oo Kismaayo Qiyaastii u jirto 25 km ayaa isku Tashi Dad-weyne Kudhisay Xarunta Caafimaadka deegaanka waxaana xariga Ka jaray Masuuliyiin uu Hogaaminaayo Duqa degmada Kismaayo,Xildhibaano iyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.