Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socontoona mudo saddix Cisho ah ayaa loo qabtay qaar ka mid ah wariyayaasha ka howlgala Degmada Kismaayo ‘waxaana qabsoomida tabarkaan hirgalisay Xafiiska qaramada midoobey ee UNsom waaxdiisa xuquuqul insaanka.
Maanta intii uu socday tabatkaan aqoon kororsiga ah waxaa lagu barat casharo ku saabsan Ka hortaga Xadgudubyada ka dhanka ah xuquuqul Aadanaha sido kale waxaa lagu bartay casharo la xiriira anshaxa warbaahinta , xoriyada hadalka, waxyaabaha wariyayaasha ka reeban iyo waxyaabah ay xaqa uleeyihiin.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.