Maamulka Gobalka Jubada hoose oo ka hadlay xaaladda Barakacayaasha Gobalka

0
317

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimmaha arimaha bulshada gobalka Jubbada hoose Jaamac Ugaas ayaa ka warbixiyey xaalada guud ee barakacayaasha ku nool deegaanada dowlad goboleedka Jubbaland,dadka barakacayaasha ayaa ah kuwo xaaladooda aad u liitado welina u baahan gacan qabasho aad u weyn iyagoona maamulka gobolka iyo kan dagmadaba ay gacan weyn ka geysanayaan sidii dadkaasi ay u heli lahaayeen  gacan qabasho.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here