Haweeneey ka Ganacsato Khudaar ay Qallajiso Magaalada Kismaayo

0
917
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Burburkii dalka ka dhacay waxay haweenka Soomaaliyed ka dhaxleen in ay bartaan  xirfado kala duwan oo ay noloshooda ku mareeyaan.
Waxaa magaalada Kismaayo ku nool Haween badan oo leh xirfadao iyo hal abuur kala duwan oo ay ku shaqaysaan,Fardoowsa waxay ka mid tahay Haweenka leh hal abuurka waxayna ku shaqaysataa Khudaarta dabiiciga ah ee dalkena ka baxda oo ay qallajiso ka dibna waxyaabo kale ka samaayso.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here