Qaar ka mid ah Ardayda Magaalada Kismaayo oo ka hadlay Saameeynta uu Intarnetka ku leeyahay Waxbarashada

0
259

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Internetka waa nidaamka caalamiga ah ee isku xidhka shabakadaha Kombiyuutarka si ay ugala xiriiraan shabakadaha iyo aaladaha.

Waa shabakad isku xiran oo ka kooban shabakado gaar loo leeyahay, kuwaasoo u adeego bulshada iyadoo laga helayo macluumaadka gaarka iyo kuwa guud, Internetku wuxuu xambaarsanyahay ilo macluumaad iyo adeegyo aad u tiro badan, sida dukumintiyada iyo waxyaabo lamid ah.

Cabdiraxmaan Maxamed faarax iyo Zamzam Maxamed Yuusuf oo kamid ah ardayda wax ka barta Iskuulka Faanoole ayaa ka hadlay saameeynta uu Intarnetka ku leeyahay Waxbarashada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here