Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo soo Bandhigtay Qorshaha Hormarinta Waxbarashada Jubbaland

0
219

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada waa asaaska nolosha waxaana lagama maar maan ah in la helo qorshayaal lagu horumarinaya waxbarashada dalkeena oo ah mid hada ka soo kabanaysa dib u dhicii ku yimid intii uu dalku burbursanaa.

Wasaaradda wax barashada iyo tacliinta sare ee Jubbalanad ayaa Magaalada Kismaayo ku qabatay kulan ay ku soo bandhigtay istiraatiijiyada horumarinta waxbarashada Dowlad Goboledka Jubbaland ee 2021-2024.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here