Beeralayda gobolka Jubbada hoose oo codsaday in laga xiro meelaha uu wabiga Jubba fatahaada ka sameeyo

0
295

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa sanadihii danbe soo laalabtay fatahaada ay sameeyaan labada wabi ee Jubba iyo shabeelle oo mara dalkeena Soomaaliya kuwaas oo marka ay soo fatahaan saamaaynta ugu badan ku yeesha dalagyada ay abuurtaan dadka beeralayda ah iyo nolosha dadka dagan jiinka wabiga.

Waxaa jira cabashooyin mararka qaar ay dadka beera layda ah usoo gudbiyaan wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland si ay wasaaraddu wax uga qabato sida uu sheehay wasiirka wasaaradda beeraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here