Gudiyada joogtada ah ee Baarlamaanka Jubbaland oo Tababar loo soo gabagabeeyay

0
242

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarkaan oo socday mudo 3 maalin ah ayaa waxaa soo qaban qabaneysay Hay’adda UNISOM waaxda Xuquuqul insaanka waxaana Loo qabtay Gudiyada  joogtad ah Ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbalad Gaar ahaan Guddigga Arrimaha Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka, Guddigga Caddaaladda, Dastuurka iyo Arrimaha Diinta iyo Guddigga Arrimaha Gudaha iyo Amnigga Ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland

waxaana Tababar u u  ku saabsana  dhowrista Xuquuqda aadanaha  iyo sidii sare loogu qaadi lahaa adeegyada bulshada  ay u haayaan Gudiyadaan.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here