Dhalinyaro ka hergelisay magaalada Kismaayo xarun dadka loogu sameeyo Massaaj

0
231

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada ku nool magaalada kismaayo  ayaa waxaa ay qaarkood ku soo kordhiyeen hal-abuur ganacsi Magalaada Kismaayo,xaruntan timaha jaraha ee Horseed waa xarun lugu jaro timaha oo ay abaabuleen qaar ka mid ah  dhalinyarada ku nool Magalaada Kismaayo

Xaruntan waxaa ay dhalinyarada ku soo kordhiyeen adeega masaajka oo loo adeegsanayo qalab casir ah oo ay islamarkaana ay ka howlgalayaan dhaqaatiir isku jira Soomaali iyo ajaanib.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here