Qaar ka mid ah Gabdhaha Saxafiyiinta ah ee Magaalada Kismaayo oo Tababar loo qabtay

0
330

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdhaha wariyayaasha ah ee ku sugan magaalada kismaayo ayaa waxaa loo qabtay tababar ku aadan sida loo tabiyo warbixinada la xiriiro xanuunka Covid-19,waxaana tababarka soo qaban qaabiyey ururka MEDIA WOMEN NETWORK.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here