Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo Deegaanka Goobweyn ka dhiseeysa Guddi Xallin Khilaafaad

0
340

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Jubbaland ayaa maalmihii u danbe waxaa ay degaanaha hoosyimaada degmada kismaayo ka waday dhisida gudiyada xallinta khilaafaadka iyo hormarinta arimaha bulshada.

Arintaan  ayaa looga golleeyahay in bulshada lagu wacyi galiyo ka qayb qaadashada dhisidda Golaha deegaanka ee degmooyinka Jubbaland.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here