Xaafadda Midiina ee Magaalada Kismaayo oo laga hergeliyo xarun lagu Xanaaneeyn doono Agoonta

0
250

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xaafadda madiina ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa laga hergalinayaa Masjid iyo xarun agoonta wax lagu baraayo taas oo aan horey ugu oollin xaafadda.

Xarunta agoonta iyo masjidka  laga hergalinaayo xaaafadda madiina ayaa waxaa loogu magac daray abuu bakar waxaana hergalintiisa iska kaashanaya bulshada Soomaaliyeed.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here