Afmadoow(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha golaha deegaanka Afmadow ahna maayarka degmada Maxamed Cabdullaahi Cusmaan ayaa kulan la qaatay Ururada bulshada rayidka,waxaa looga wada hadlay wada shaqeynta maamulka cusub iyo bulshada qeebaheeda kala duwan ee deegaanka,waxaana sidoo kale kulanka qeyb ka ahaa Xildhibaanada golaha deegaanka iyo mas’uuliyiin kale.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.