Munaasabad qalin jabin ah oo loo qabtay arday ka qalin jabineysay mac-hadka tababarka Caafimaadka Jubbaland

0
366
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay masuuliyiinka ay kamid yihiin Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland, Wasaarada waxbarashada Jubbaland qaar kamid ah bahda waxbarshada ee kismaayo iyo sidoo kale waalidiinta ardayda qalin jabineysay
ardaydan ayaa eheyd dafcadii saddexaad ee ka qalin jabisaya macadka tababarka caafimaadka Jubbaland waxa ay barteen culuumta caafimaadka qeybihiisa kala duwan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here