Maamulka Magaalada Dhoobley oo dayac tir ku samaynaya Garoonka Dhoobley 

0
260
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Garoonka diyaaradaha Deegaanka dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa xilliyada uu roobku do,o waxaa uu noqdaa meel ay biyuhu fariistaan taas oo mararka qaar sababta in diyaaraduhu aysan garoonka ka dagin Cabsi ay ka qabaan biyaha garoonka fariista.

Hadaba  Maamulka Magaalada Dhoobley ayaa maalmaan garoonka ka waday howlo lagu Dayactirayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here