Kulanka Sanad-laha ah ee Wasaaradda Qorshaynta Jubbaland Kismaayo oo lagu qabtay

0
235

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan oo Sanadkiiba mar Qabsooma ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Qorshaynta & Xirirka Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbland waxaan kulanka Kasoo Qeyb-galay Qaar kamid ah Agaasimayaasha Wasaaradaha Jubbaland Maamulka Gobolka Iyo Hay’addaha Kashaqeeyo Arimaha Samafalka Ee Ka howl-gala Dowlad Goboleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbiixnran inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here