Gudiga Dhisidda Golaha Deegaanka Af-madoow oo ka Warbixiyay Shaqooyonkii ay soo Qabteen

0
298

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bilowgii bishii 9,aad ee aan soo dhaafnay ayaa waxaa degmada Af-madoow ka billowday hawlaha dhisidda goloaha degaanka.

Degmada Af-madoow oo ka tirsan gobolka Jubada hoose  ahna  Magaalo qaddiimi ah ayaa nasiib u yeelatay in ay noqoto Degmadii kowaad ee Jubbaland ah oo yeelatay gole degaan,waxaana golaha degaanka  Af-madoow lagu soo dhisay muddo 21 cisho ah.

Gudoomiyaha gudiga qaban-qaabada dhisidda golaha degaanka Af-madoow Sheekh Daahir Axmed Cabdullaahi ayaa ka warbixiyay Muhiimadda ay bulshada u leedahay dhisidda golaha degaanka iyo marxaladihii laga soomaray dhisidda golaha degaanka degmada Af-madoow Maadaama bulshada aysan fahan badan ka haysan dhisidda gole degaan.
Xamid Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here