Biyo la’aan soo wajahday Dadka Deegaanka Qaam-Qaam

0
306

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Biyo waa isku dhis dareere kiimikaad oo ka samaysan Haydarojiin iyo Ogsajiin,biyaha meelo badan oo meereha aan ku nool nahay ee dhulka ayaa laga helaa taas oo aas’aas u ah nolosha nooleha ku nool Adduunka.

Inta badan Biyaha waxaa la isticmaalaa iyagoo xaalad dareere ah, mar marka qaarkoodana iyagoo ah xaalad adke ah sida barafka, iyo iyagoo ah hawo sida uumi. Biyaha Dhulka korkiisa wuxuu daboolaaa 71%.
haddaba deegaanka Qam-Qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca danka waqooyi ee magaalada kismaayo,waxaana laga soo sheegaayaa in deegaanka uu u baahan yahay ceelal biyood.
Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here