Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shirkaan wada Wadatashiga ah oo ku saabsan Mashruuca kasoo kabashada Xasaraha Soomaaliya ee ay fulinayaan Wadaaradaha Maaliyada iyo Qorsheynta DFS.
Furitaanka shirkan ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Agaasime waaxeedyo iyo masuuliyiin kasocotay wasaaradda Qorsheenta Heer fadaraal iyo heer dowlad Goboleed waxaana Musharacan si gaar ah Xoogga loogu saarayaa Abaraaha, Fathaadaha, Ayaxa iyo Covid-19. Waxaana dowlada Soomaaliya ka taageeraya Bangiga Adduunka.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.