Magaalada Kismaayo oo lagu qabtay Kulanka Sanadlaha ah ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland

0
345

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkaan Sanad laha ah ee Ka furmay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Caafimaadka dowlad goboleedka Jubbaland,Waxaana Kasoo qeyb galay qaar ka mdi ah Hey’adaha kala shaqeeyo wasaaradda Arimaha Hormarinta adeegyada Caafimaadka gobolka Jubbada hoose.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here