Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waasaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland ayaa qaar ka mid ah Xildhibaanada Baralamanka Jubbaland gaar ahaaan gudiyadda arimaha bulshada sida gudiga dastuurka,gudiga xeer hoosaadka iyo anshaxa u furtay tababar ku saabsan tacadiyada Jinisga.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.