Munaasabad lagu xusayay maalinta dhimirka adduunka oo lagu qabtay Kismaayo

0
367

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Munaasabad lagu weyneynaayo maalinta Dhimirka Aduunka ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo Waxaana munaasabada kasoo qeyb galay bahda Caafimaadka mas’uuliyiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

dhamaan dadkii goobta ku sugnaa ayaa isla Qiray muhiimada ay Leedahay in siwanaagsan loola dhaqmo dadka qaba xanuunada dhimirka sidoo kale xuska sanadkaan ayaa lagu soo bandhigay muhiimada ay leedahay in sare loo qaado adeegyada Daryeelka ay Ubaahan yihiin dadkan.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inoogad diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here