Warbixin:Doorka Macalimiinta ku dhex leeyihiin Bulshada

0
377
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Macalimiinta ka shaqeeya Dalkeena Soomaaliya ayaa ah kuwa ku shaqeeya duruufo adag oo kala duwaan si ay usoo saraan jiilal waxbartay oo aqoon leh.
Hadaba Qaar ka mid ah macalimiinta wax ka dhiga Iskuulka Ganaane ee magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay ahmiyadda uu leeyahay macalinka iyo doorka uu kaga jiro bulshada.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here