Gudoomiyaha Deegaanka Qaam-Qaam oo ka hadlay Waxbarashada Deegaanka

0
441

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Qaam-Qaam waa mid ka mid ah deegaanada dhaca danka waqooyi ee magaalada kismaayo,waan deegaan uu illaahay ku manneystay wabi iyo beero dadka ku dhaqan deegaanka inta badan waa beeraley.

Gudoomiyha deegaanka Qaam-qaam Cali Faarax Ismaaciil ayaa  ka hadlay baahiyaha dhanka waxbarasho ee ka jira deegaanka.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here