Xildhibaanada cusub ee golaha deegaanka degmada Afmadoow oo maanta la dhaariyey

0
491

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Jubbaland iyo gudiga madaxa banana ee doorashooyinka Jubbaland oo waday maal maha howlaha doorasho ee golaha deegaanka degmada Afmadow ee gobalka Jubbada Hoose ayaa maanta waxa ay qabteen doorasho kuras harsaneyd oo lagu tar tamayey.

Sagaal iyo tabon(19)xilibaan oo loo door tay in ay ka mid noqdaan golaha deegaanka  ayaa lagu dhaariyey goobtii ay ka dhacday doorashada.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here